Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dibadbaxyo ka dhacey Muqdisho
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Oct 28 2007
Dibadbaxyo ka dhacey Muqdisho
News in Somali - Siyaasadda | Somaliya
Sunday, 28 October 2007

Mogadishu 28, Oct. 07 (Garowe)- Dibadbaxyo rabshado wehliya ayaa aroornimadii saakay ka dhacay qeybo ka tirsan goobihii shalay ay ka dhaceen dagaalada u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo garab ka helaya Itoobiya iyo kooxaha ka horjeeda.

Dibadbaxayasha oo u badnaa hawen iyo caruur ka careysan falalkii shalay loo geystay dad rayid ah oo aan waxba galabsan kuwaasi oo rasastii la isweydarsanayey haleshay, waxayna ku qeylinayeen dooni meyno dagaal, dooni meyno Doolar qaate iyo erayo ka dhan ciidamada dalka Itoobiya.

Shaagag iyo waxyaabo kale ayey bannaanbaxayaasha gubayeen iyagoo isku fidiyey wadada dheer ee Warshadaha oo socod ay ku marayeen.

Sidoo kale Bannaabax midkan la mid ah oo lagu gubayey Taayiro ayaa isna ka dhacay wadada Xamar Jadiid kaasoo ay haween iyo caruur fara badan ay ku muujinayeen sida ay ugu xun yihiin wax ay ku sheegeen gumaad ay geysteen ciidamada dalka Itoobiya.

Dhinaca kale dagaal ayaa saakey ka socda qaybo ka tirsan suuqa Bakaraha iyo xaafada Hodan halkaas oo la filayo in ay ku herdamyaan ciidamada dowlada oo tageero ka helaya kuw Ethiopia iyo kooxaha ka so horjeeda joogitaankooda.

Dagaalada muqdisho ka socda ayaa u muuqda kuwa sii xoogeystay iyada oo khilaafki u dhexeeyay dowlada oo si kordhayo.

Garowe Online, Muqdisho

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >